Ad Code

Responsive Advertisement

Ticker

6/recent/ticker-posts

Maxaa keena Hargabka

 Hargabka waa caabuq fayras ah oo kudhaca mareenka neef mareenka sare, oo ay ugu horeeyaan sanka iyo cunaha.

Calaamadaha lagu garto 

Sida caadiga ah calaamadaha lagugarto waxaa kamid ah.

Diif ama sanka oo xirma

Cune xanuun

Qufac 

Hindhiso iyo mararka qaarkood qandho fudud.

Hargabka daawo maleeyahay?

Sida caadiga ah hargabka wax daawo ah oo rasmi ah malahan laakiin calaamadaha waxaa lagumaarayn karaa nasasho,socodsiinta caloosha iyo isticmaalida walxaha kulul sida maraqa iyo toonta
comon cold




Post a Comment

1 Comments