Ad Code

Responsive Advertisement

Ticker

6/recent/ticker-posts

What is Pneumonia ?

 

Oof Wareen ( Pneumonia) waa caabuq kudhaca sanbabada (lungs) waana caabuq huuriya kiishashka hawada (alveoli) waxaa lagayaabaa inay kabuuxsamaan dareere ama malax, taasoo keenta astaamo ay kamid yihiin qufac, qandho, qarqaryo,iyo neef sashada odhib ah.

Sababaha keena (causes)

Oof wareenka waxaa sababa bacteria streptococcus Pneumonia is the most common. 
Da'da 5 Wayn mycoplasma chlamydia trachomatis
Dhalaanka 5 kayar staphylococcus aureus heamaphilis influenza 
Calaamadaha lagu garto (symptoms of Pneumonia)
Qandho-fever
Neef tuur- tracypnea
Neefta oo dhibta - respiratory distress 
Sanka oo barara-nose flaring .
Daawaynta ofwareenka (Treatmento Pneumonia)
Out patient treatment waa ciyaalka aan ubaahnayn hospital in laseexsho
Amoxicillin syrup 
Inpatient treatment- waa ciyaalka saaidka aykutahay Pneumonia unbaahan hospital 
Ampicillin or penicillin G sii ciyaalka talaalka buuxa qaatay

Ceftrioxone or cefotaxime sii ciyaalka qaatay talaalka buuxa 
Nb ka ilaali caruurta 5 sano kayar 
●Inaad meel dabayl ah ugu qabaysid 
● ka ilaali laabta ilmaha biyaha qoyaanka 
● xiliga ay hargabsanyihiin haseexin meel kulul 
● hadii uu kudhaco cudurkaan kafogee meelaha kulul.





Post a Comment

0 Comments